Isgoyska Fagax oo dib u dhis lagu sameynayo
Guddoomiyaha Maamulka degmada Yaaqshiid Suleymaan Maxamuud Fardax ayaa sheegay inay dib u dayactirayaan isgoyska Fagax oo ka mid ah goobaha ...
Guddoomiyaha Maamulka degmada Yaaqshiid Suleymaan Maxamuud Fardax ayaa sheegay inay dib u dayactirayaan isgoyska Fagax oo ka mid ah goobaha ...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku doonayaan in ay ku xakameyaan qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah ee ku ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gumeeysi-diid oo Sagaal KM dhanka bari kaga beegan degmada Awdheegle ...
Dowladaha Ciraaq iyo Iiraan ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinaayo goobaha Shidaalka ee xuduudaha labada dal iyo ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa shalay oo Arbaco ah, Magaalada ...
Waxaa maanta lagu daahfurey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya, Mashruuc wayn oo ay Dowladda Japan ka caawineysay Maamulka ...
Ciidanka Gorgor ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay samata bixiyeen Qoysas fara badan, kuwaas ku go'doonsanaa xaafadaha magaalada ...
Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda SoDMA ayaa maanta xarunta hay’adda kulan heerkiisu sarreeyo kula qaatay Madaxwayne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay daah-furka madasha sanduuqa mideysan ee Soomaaliya ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta Muqdisho ku shir gudoomiyay kulan heer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho