R/W Xamsa oo kala hadlay Madaxweynaha Tanzania taageerada tartanka Soomaaliya ee Xubinnimada Golaha Ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalay Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda ...
















