Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed
Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka ...
















