Duqa Caasimadda oo ka qeyb-galay furitaanka kulan looga hadlaayay Dowlad-dhiska Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa ka qeybgalay furitaanka Kulan Cilmiyeed loogu hadlaayo Dawlad-dhiska ...
















