Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo daahfuray Geeddi-socod Wadashaqeyn oo jidka u furaya iskaashi cusub oo mug leh “SAWIRRO”
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex mara ...
















