Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS ee ku sugan Beladweyne “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidanka ATMIS ee Secter ...
















