Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Kusimaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay ...
The Governor and the Mayor of Mogadishu, H.E Yusuf Hussein Jim’ale (Madale) received in his office the Deputy Representative of ...
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen, ayaa guddoomiyey maanta shirka shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed Shirka ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Xaaji Aadan,ayaa maanta Hey’adda WHO kala wareegay Shan ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka ...
inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto qoraa sare Marxuum Ciise Faarax oo kamid ahaa shaqaqaalaha wasaaradda ...
Dowladda waxay si isku mid ah ula dagaallameysaa Khawaarijta oo caqabad ku ah nabadda iyo musuqmaasuqa oo ah dilaaga horumarka ...
Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Amniga, Howlgalada khawaarijta looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka ...
The Somali Federal Government warmly welcomes the start of talks between the Sudanese Armed Forces and the Rapid Support Forces ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho