Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay 30 ka mid ah maleeshiyaadka khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galgaduud iyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galgaduud iyo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xildhibaannada ...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga ...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2023 waxaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee villa hargeysa Guddiga xeerhoosaadka ee ...
Guddiga Ganacsiga ee Golaha Shacabka BJFS 11aad iyo Madaxda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada XFS ayaa maqnta kulan ku yeeshay Xarunta ...
Tababarka kor u qaadista kaalinta gabdhaha ku jira saxaafadda ee maamulka hay'adaha Warbaahinta dalka oo socon doona muddo seddex maalmood ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta kulan is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxda Hey’adda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeeray Xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, halkaas oo ...
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray degmada ...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay Yuusuf Xasan Ibraahim, oo 42 jir ah, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho