Dad ku dhintay dab ka kacay Isbitaal ku yaalla Shiinaha
Dab ka kacay Isbitaal ku yaalla caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa waxaa ku dhintay 29 qof, sida laga soo xigtay ...
Dab ka kacay Isbitaal ku yaalla caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa waxaa ku dhintay 29 qof, sida laga soo xigtay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaannada kala ah Jowhar Aw-dheegle, Daanyeerrey, ...
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Suudaan iyo ciidamada gurmadka deg-dega ee loo yaqaanno RSF, ayaa dib uga qarxay ...
Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 19 April, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley shir madaxeed degdeg ah oo ...
Guddoomiyah gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa qabatay kulan looga doodayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada ...
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa ku amray saraakiishiisa Ciidanka in ay u diyaar garoobaan dirida Dayax gacmeedkii ugu ...
Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho