Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan ...
Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya Ramlo Cismaan Shariif ayaa tababar la xiriira farsamada gacanta iyo ...
Mas'uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn u maamuusay maalinta dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Sii hayaha safiirka safaaradda Ingiriiska ee ...
Madaxwaynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay kadib Safarro uu ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, ayaa Maanta Safaaradda Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ee Muqdisho ...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan halkaa oo ay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur ...
Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga Deegaanka ayaa maanta burburiyay fariisimo Khawaarijtu kaga sugnaayeen tuulooyin hoos taga magaalada Budbud ee gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho