Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuumad Xaawo Ibraahim oo ah Hooyada Xildhibaan Baafo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi udiray qoyska, ...
















