Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Hindiya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan Abubakar oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka qoyska ee dowladda Hindiya Mudane Mansukh Mandaviya.

kulanka labada Wasiir ayaa looga hadlay arrimo aad muhiim ugu ah labada dal oo ay kamid yihiin, iskaashiga labada dal ee dhinacyadda, horumarinta, caafimaadka, kor u qaadida kaabayaasha,caafimaadka, tababarrada shaqaalaha caafimaadka, tayada daawada iyo isticmaalka qalabka, Tignoolojiyada si loo hormariyo adeegyada caafimaadka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Sidoo kale labada mas’uul ayaa isla gartay in loo baahan yahay in la fududeeyo howalaha,safarka,caafimaadka ay ee dadka Soomaaliyeed ku yimaadan dalkan Hindiya.

Wasiirka dowladda Soomaaliya ayaa dhigiisa Hindiya kala hadlay ugu dambeyn in ay muhiim tahay in dadka Soomaaliyeed ay helaan adeeg caafimaad oo tayadiisa la hubo islamarkaana dhameystiraan.

Previous Post

Aggaasimaha Arrimaha dibada ee Dowladda Hoose Xamar oo qaabilay madaxda USAID

Next Post

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta oo watay walxaha qarxa

Next Post
Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta oo watay walxaha qarxa

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta oo watay walxaha qarxa

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In