Madaxweynaha JFS iyo xoghayaha Q.M oo kulan miro-dhal ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa xarunta Beijing Olympic Park – National Tennis Center ee magaalada Beijing ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya ...
Ciidamada Filibiin iyo kuwa Mareykanka ayaa maanta oo Talaada ah billaabaya dhoolatuskii ugu ballaarnaa oo wadajir ah, kaasi oo ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada ...
Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen intii uu dagaalka ...
Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimeyaasha ...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo xubno ka tirsa goleyaasha dowladda ayaa ka qeyb galay Afur wadareed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho