Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka
Wasiirka Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka ...
















