Hooyo Soomaaliyeed oo 4 mataanno ah ku dhashay Isbitaal Banaadir
Xalay waxaa isbitalka Banadir ku dhashay hooyo Soomaaliyeed oo halmar Allah Ku arsaaqay 4 carruur mataanno ah kuligoodna gabdho ah, ...
Xalay waxaa isbitalka Banadir ku dhashay hooyo Soomaaliyeed oo halmar Allah Ku arsaaqay 4 carruur mataanno ah kuligoodna gabdho ah, ...
Koox ka socota Bankiga Adduunka ayaa kulan laba cisho ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhowaan loo howlgali doono xoreynta deegaanada yaree weli ku jira ...
Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan ...
Gddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle maanta deeq raashin ah gaarsiiyay dadka ku dhaqan Magaalada Xudur ee ...
Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay gaari waday lacago been abuur ah iyo dadkii waday lacagahaasi. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Galmudug oo ka qabsoomay ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta daahfuray qabashada araajida qandaraasyada fulinta ee lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho