Ra’iisul Wasaare Xamsa oo adkeeyey xuquuqda shacabka ee helidda biyo nadiif ah iyo Koronto qiimo jaban
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ...
















