Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Golaha Wasiirrada hor geeyay Hindise muhiima
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta hor geeyay Golaha Wasiiradda XFS Hindise Sharciyeedka Kaalmo ...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta hor geeyay Golaha Wasiiradda XFS Hindise Sharciyeedka Kaalmo ...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in ay baaris ku wadaan shirkaddo iyo ...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa burburiyey xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu. Howlgal qorsheysan ayay ciidanku ...
1-The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud said that the country's resources such as oil ...
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kheyraadka uu dalka leeyahay sida shidaalka iyo kalluunka looga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoo u ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda kula kulmay Taliyaha Hoggaanka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka ...
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo ...
Tartanka degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad oo muddo bila ka socday garoomada kubadda cagta ee magaaladda Muqdisho. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho