The Parliament of Somalia’s Lower and Upper Houses approve bills
The Parliament of the Federal Republic of Somalia’s Lower and Upper Houses have on Saturday approved Bills including the draft ...
The Parliament of the Federal Republic of Somalia’s Lower and Upper Houses have on Saturday approved Bills including the draft ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku yimid Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ...
Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada ...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane. Axmed Madoobe Nuunow, ayaa maanta daah-furey Tababar ku saabsanaa sunta beeraha ee laga ...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xubnaha gudiga ...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan oo ...
Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda Federaalka ah mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka hadlay furitaanka tababbarka ...
Waxaa dardar ku socda howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaannada Jubbaland kuwaas oo ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta ...
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay warbaahinta qaranka ...
Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa mar saddexaad oo taariikhi ah ka helay baarlamaanka in ay u magacaabaan jagada madaxweyne ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho