Ra’iisul Wasaare Xamse oo Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga ...
















