Madaxweynaha JFS oo u magacaabay marwo Mako Maxamuud Muuse Lataliyaha Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ...
















