Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo dib u furaya xadka labada dal “SAWIRRO”
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, ayaa go’aan ka gaaray in dib loo furo xadka u dhaxeeya si habeysan muddo sagaashan (90) ...
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, ayaa go’aan ka gaaray in dib loo furo xadka u dhaxeeya si habeysan muddo sagaashan (90) ...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa magaalada Dhaka ee caasimadda dalka Bangladhesh, kulan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa munaasabadda 15-ka May awgeed waxaa uu ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Maanta Magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ...
On May 15th, coinciding with the founding of the Somali Youth League (SYL), Prime Minister Hamse Abdi Barre of the ...
President Hassan Sheikh Mohamud commemorated the founding of the Somali Youth League (SYL) by laying flowers in honor of its ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada ...
Inta aan u gudagalin nuxurka warbixinta aad bal dib yara jaleecno, sidii mar kale loogu doortay Xilka Madaxweynaha JFS Dr: ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka Maajo oo ku ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho