Wasiirka Caafimaadka oo labo Neef Geel ah ku wareejiyay Wasiiru-dowlaha Amniga “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta deeq Xoolo nool ah oo ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta deeq Xoolo nool ah oo ...
Bayaan ka soo baxay Masar ayaa lagu cambaareeyay falkii ciidamada Israa’iil ay maanta ka geysteen dhulka falastiiniyiinta, kuwaasi oo ay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere, ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan ...
Dowladda Canada, ayaa shalay dalkeeda ka eriday diblumaasiyiintii Shiinaha u qaabilsanaa Canada ah, taasi oo keentay in Dowladda Shiinahana ay ...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Indonesia u ...
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeyn oo xooggan ku qaaday Marinka Gaza, halkaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan. AFP, ...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Masar marwo ...
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Wabiga oo mara bartamaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho