Xildhibaannada Golaha Shacabka oo looga mahadceliyay ansixinta heshiiska cusub ee IGAD
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa uga mahadceliyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ansixinta ...
















