Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Xafiiska Ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ...
















