Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Masar marwo ...
















