Webiga Shabelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Wabiga oo mara bartamaha ...
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Wabiga oo mara bartamaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac ...
Munaasabad ay xilka kula wareegayaan Wasiiru-dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaaadiidka iyo duulista hawada oo lagu qabtay Muqdisho. ...
Agaasimaha waaxda isboortiga Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha mudane Saacid Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galay xaflad qado soo dhaweynta ah ...
Wasiirada Wasaaradaha Batroolka iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed Iyo Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka ...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ...
Munaasabaddaan ayaa lagu soo bandhigay horumarka iyo guulaha laga gaaray howlaha cilmi baarista Caafimaadka guud ee dalka oo dhan, iyada ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta soo gaaray Magaalada Baledweyne, ayaa si diiran ...
A plane carrying 92 Somali students and families fleeing the conflict in Sudan landed in Mogadishu, the capital of Somalia, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Waaxda Shaqada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho