Guddoomiye Abshirow oo Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”
Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan ...
















