Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaanno hoostaga Budbud
Ciidanka xoogga dalka ayaa la wareegay tuulooyinka Ceel Afwayn iyo Sabansableey oo hoostaga magaalada Budbud ee gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada ...
Ciidanka xoogga dalka ayaa la wareegay tuulooyinka Ceel Afwayn iyo Sabansableey oo hoostaga magaalada Budbud ee gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya ...
Heshiiskan oo socday ku dhowaad labo sanno ayaa manta ay kula saxiideen hay’adda Gargaaro oo ah laan ka mid ah ...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Dr; Axmed Cabdi Aaden ayaa maanta Xarunta dhexe ee Hay’adda ...
Taliyaha Ciidanka lugta Soomaaliyeed, Janaraal; Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in ay si weyn uga baaraan degeen ka Ciidan ahaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Khawaarijta ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo warbaahinta la hadlay ayaa xoojiyay fulinta amarkii ...
Dalalka Qatar iyo Baxrayn ayaa wada dadaal lagu soo celinaayo xiriirkii diblomaasi ee u dhaxeeyay labadaasi dal,isla markaana lagu xallinaayo ...
Shirka waxaa ka qayb galay Taliyaha ciidanka Boliiska, Guddoomiyaha gobolka Bari, Duqa degmada Boosaaso,Taliyaha ciidanka Daraawiishta,Taliyaha nabad sugidda, Wasiir ku ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka Wareegga 3-aad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadan ee Warbaahinta Qaranka oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho