Ruushka iyo Ukraine oo tiro maxabiis ah isdhaafsaday
Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen intii uu dagaalka ...
Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen intii uu dagaalka ...
Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimeyaasha ...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo xubno ka tirsa goleyaasha dowladda ayaa ka qeyb galay Afur wadareed ...
Gobolka Galgaduud ayaa looga dhawaaqay xaalad feejignaan ah oo ka dhalatay dagaalka lagu qaaday Khawaarijta Al-Shabaab, kadib markii ciidanka xoogga ...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxaha khawaariijta ah ee ...
Somali Police Commissioner Gen. Sulub Ahmad Firin visited the Saudi Embassy in Mogadishu on Wednesday, where he was welcomed by ...
The Federal Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Moalim Fiqi, has praised the ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho