Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab
Ciidamada xoogga dalka ayaa 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan ...
Dab ka dhashay booyad Naafto ku shubaysay kaalin shidaal oo uu lahaa Ganacsade lagu magacaabo Faarax Maracune ayaa waxaa ka ...
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo Madaxa Golaha Warbaahinta Jamhuuriyadda Turkiga, ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgallo lagu baacsanayo Maleeshiyaadka khawaarijta Al Shabaab waxay ka fuliyeen Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Howlgalkaan ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeekka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood ...
Xalay waxaa isbitalka Banadir ku dhashay hooyo Soomaaliyeed oo halmar Allah Ku arsaaqay 4 carruur mataanno ah kuligoodna gabdho ah, ...
Koox ka socota Bankiga Adduunka ayaa kulan laba cisho ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhowaan loo howlgali doono xoreynta deegaanada yaree weli ku jira ...
Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho