Golaha Wasiirada oo la horgeeyay Daraasad wax looga qabanayo dhibaatooyinka ay la kulmaan wadayaasha Bajaajta
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay ...















