Wasiirka Difaaca Kenya oo soo gaaray Muqdisho.
Waasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca dalka Kenya ...
Waasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca dalka Kenya ...
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu qabtay Shirka Culumada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen oo looga hadlay arrimaha dacwadda ...
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhiggiisa Jabuuti MD Ismaaciil Cumar Geelle ayaa saaka lagu wadaa in ay ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool degmada Bardaale ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Raashinkan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan ...
Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug oo uu hogaaminayay Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere ( Geedi Qalabxooor) ayaa maanta howlgallo ...
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha Amniga Gobolada Mudug iyo Puntland, waxaana joobjoog ka ahaa maamulada labada ...
Guddigga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac ...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho