Guddoomiyaha Golaha Shacabka “Xukuumaddu waxay ku guuleysatay shaqo muuqata oo dalka laga qabtay”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa Hoyga murtida iyo madadaalada Qaranka ...
















