Nalalka ku shaqeeya cadceedda oo laga hirgeliyay degmada Aadan yabaal “SAWIRRO”
Degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta ayaa dowladdu ka hirgalisay Layrarka Cadceedda ku shaqeeya. ...
Degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta ayaa dowladdu ka hirgalisay Layrarka Cadceedda ku shaqeeya. ...
Horjooge Xuseen Daahir Maalin (Dhagey) oo Khawaariijta Al-Shabaab uga biiray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, isla markaana hoggaaminayay dhowr weerar ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ...
Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashe Yusuf Ahmed, ayaa maanta ka qeyb-galay meertada shirka saddexaad ee Garsoorka ...
Ciidanka xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey dhulka howdka ah ee dhaca bariga ...
The Minister of Interior, Federal and Reconciliation, Mr. Ahmed Moallim Fiqi, accompanied by his deputy, Abdihakim Hassan Ashkir, on Monday ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Safaaradda Imaaraad-ka ee Muqdisho Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin, ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday xubi ka tisanaa khawaarijta oo hub ku waday mooto Bajaaj. Maxamed Farxan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho