Ciidanka Xoogga oo khawaarijta kala wareegay degaanno tirsan gobalka Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka oo tageero ka helaya dadka degaanka ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka ...
Ciidanka xoogga dalka oo tageero ka helaya dadka degaanka ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka ...
Agaasimaha Guud ee Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, Mudane Cabdirashiid ibraahim Maxamed oo uu ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayayay Maalinta Duumada Adduunka. ...
Tababarkaan oo socon doona muddo sadex cisho ah ayaa Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ugu qabanaysaa magaalada Dhuusamareeb suxufiyiin ka kala yimid ...
Inta badan dalalka caalamka ee ay dadka ka jogaan dalka Suudaan ayaa ku mashquulsan daad-gureynta muwaadiniintooda ku sugan dalkaasi, gaar ...
Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ...
Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa ku dhawaaqday in la dilay kaaliyihii u qeybsanaha maamulka Safaaradda Masar ee Khartuum. Wasaaradda ayaa ...
Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreynayo gayiga Soomaaliyeed ...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Suudaan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho