Tartamayaasha Degmada Xudur oo u gudbay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...
















