Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa qabatay kulan looga doodayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada ...
















