Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo caawa dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo ’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo ’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ...
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirka gargaarka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi ayaa ...
Kulan looga doodayay howlaha hortabinta u leh bahda Caddaaladda heer Federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa maanta ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar uga ...
Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga, ayaa maanta doortay guddoonka guddigaas. Doorashada oo ahayd hab ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta soo xiray kalfadhiga labaad ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ...
The Federal Government of Somalia on Saturday held consultative meeting which aimed at expanding Public Radio Stations in Kismayo, the ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Wafdi oo uu Hoggaaminayo oo ay ku jiraan Mas'uuliyiin ...
Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho