Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Kenya
Taliyaha ciidan xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ...
Taliyaha ciidan xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka ...
Munaasabadan oo ahayd mid xariga looga jarayey dhismaha cusub ee deegaanka u noqoneyso Danjiraha JFS ee dalka Kenya ayaa laga ...
Kulan aqoon is weydaarsi ah oo ujeedkiisu yahay ilaalinta xuquuqda carruurta iyo guud ahaan xuquuqda aadanaha ayaa ugu furmey guddiga ...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo ...
Cutubyo ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, NISA iyo Booliska maamulka Hirshabeelle ayaa deegaanka Ceelcadde oo hoos taga degmada Balcad ...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Ku ...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta safiirka Soomaaliya u jooga dalka Imaaraat- ka carabta, Axmed Jumca ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho