Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Safiirka Dowladda Suudaan ee Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Danjiraha Jamhuuriyadda ...
















