Wasiirka Dhallinyarada oo kormeeray garoonka kubadda cagta ee Stadium Mogadishu “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudan Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan guddoomiyaha degmada Warta Nabadda Zeynab Xaabsay, Guddoomiyaha xiriirka ...
















