Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qebgalay kulan looga hadlayay dardargalinta amniga Caasimada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta degmada Cabdicasiis uga qeyb galay kulan looga ...















