Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo Culimada Soomaaliyeed ugu baaqay inay Ummadda ka wacyi galiyaan musuq maasuqa
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay door ka qaataan la dagaallanka ...
















