R/W Ku-xigeenka Dalka oo daah furay bandhigga Warbixinta miisaaniyadda Qoysaska Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray warbixinta Sahanka Miisaaniyadda Qoyska Soomaaliyeed, taas oo ...
















