Maxaa ka soo baxay shirka uu Ra’iisul Wasaare Xamse la qaatay Isuduwayaasha mashaariicda ee dalka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ...
















