Wasaaradda Isbadalka Cimilada XFS oo amar kasoo saartay fuustooyin kusoo caariyay Xeebta Cadale
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale ...
















