Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Arrimaha Siyaasadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo la qaabilay
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta gegidda diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ...
















