Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud oo wehliyo Uqaybsanaha Dhaqanka iyo Waxbarashada Mudane Liibaan Xuseen Deeroow ...
















