Madaxda Qaranka oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoo u ...
















