Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka Tamarta
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Badda ...
















